Atoore ku caan baxay aflaamta Hindiga oo shaaciyey inuu ku biiray Siyaasadda (Daawo Sawirro)

Actorka aflaamta Hindiga ku can baxay ee Rajinikanth, oo taageerayaal badan dalkaas ku leh, ahna mid ka mid ah kuwa ugu mushaarka badan Aasiya, ayaa ku dhawaaqay inuu siyaasadda galayo. Rajnikanth oo 67 jir oo inta badan sameeya aflaamta Tamilka ayaa sheegay inuu samayn doono xisbi siyaasadeed isaga u gaar ah ka hor doorashada soo … Continue reading Atoore ku caan baxay aflaamta Hindiga oo shaaciyey inuu ku biiray Siyaasadda (Daawo Sawirro)